Masawirada Madaxweynayaashii Soomaaliya soo maray iyo Kuwii Gumaystayaashii Itoobiya

HEADING PAGE | FRIEND PAGE | PICTURE STORE | | CONTACT PAGE | | GUEST BOOK | | | SOMALI MAP/SYMBOLS | SOMALI TOURIST PLACES | Other Links/Meelo Kale | | MUSIC TEST PAGE

Calankii soomaaliya oo Babanaya Alla Haybad waynaaaa Aadan Cadde
Soomaaliyeey tooosooooo isku tiirsanaadeeee, hadba kiina taag daraneeee taageera weligiineeeee.

Madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya oo ahaa aaden Cabdulle cusmaan, wuxuu amaan ku helay inuu ahaaa ninkii ugu horeeyay ee lagu doorto si dimuqraadi ah, xilkana ku dhiiba si dimuqraadi ah, wuxuuna ilaa iyo hadda ku noolyahay soomaaliya meeshii uu rabo ayuuna ka maraa dhib la'aan, wuxuuna intaas ku mutaystay umadda soomaaliyeed oo u haysa ixtiraam wayn, oo u saamaxday inuu ku dhex noolaado uuna la qaybsado dhib iyo dheef, wixii ay ku suganyihiin.



Sharma'arke Siyaad Barre
Cabdi rashiid Cali Sharma'arke Wuxuu noqday Ra'iisulwasaarihii Soomaaliya yeelato wuxuuna xilka ama talada dalka hayay muddo gaaban, wuxuuna ka dambeeyay Aaden Cadde, ka dibna waa la dilay, waxaana lagu dilay isagoo booqasho ku maraya gobolada waqooyi galbeed Soomaaliya, inkastoo ay jiraan dad badan oo lagu eedeeyo dilkiisii hadana ilaa iyo hadda ma jirto cid cadayn gaar ah loo hayo inay iyadu ka dambaysay, laakiin waxa kaliya ee la hubaahi waa in la dilay .

Maxamed Siyaad Barre, wuxuu ahaaa madaxweynihii 3-aad ee Soomaaliya,wuxuu talada dalka kula wareegay afgembi aan dhiig ku daadan, wuxuuna ahaa ninkii ugu mudada dheeraa ee Soomaliya xakuma, wuxuuna, talada dalka haystay 21 sano ku dhowaad, iyadoo qoriga caaraddiisa looga tuuray xukunkii horaantii 1991-kii, iaydoo ay xoog ku maquuniyeen jabhado hubaysan oo ilaa iyo maanta dalku ka degi waysanyahay .



Cabdi Qaasim Ismaaciil Cumar Geelle
Cabdi Qaasim Salaad Xassan, waxaa xilka madaxweyne nimada loogu soo doortay shor Soomalidu isugu tagtay dalka Jabuuti, waxaaa loo doortay inuu dalka soomaaliya xakumo muddo 3 Sano ah, Cabdi qaasim wuxuu ka mid ahaa dadkii mudada dheer la soo shaqeeyay Siaad Barre, intii uu xilka hayay maxamed siyaadna, Cabdi Qaasim weligiis ma jiifan isagoon jago muhiim ah u hayn dowladdaas .

...Geele, waa madaxweynaha Jabuuti ee dalka Jabuuti, wuxuu dadaaal wayn u galay sidii soomaaliya uu uga dhisi lahaa dowlad Soomliyeed oo loo dhanyahay, taas oo dadaalkeeda uu waday muddo badanj hase yeeshe ugu dambaystii wuxuu ka dhisay tuulada Carta ee dalka Jabuuti dowlad uu madaxweyne ka yahay Cabdi qaasim Salaad Xasan, wuxuuna Geelle wax wayn ka bedelay fikirkii laga qabi jireay hogaamiye yaasha kooxaha soomaaliya oo uu kub tilmaamay kuwa aan u qalmin magacyada lagu tilmaamo, waxayna taasi keenatay inay u sacaba tunmaan oo taageeraan dad badan oo shacab ahaaa, taas bedelkeea dowladdii hogaamiye kooxeedyadu ka maqnayeen ee la dhisay sidii la rabay way u taagsan waysay inakastoo ay muujiyeen wax xoogaa dadaal ah oo lagu tilmaami karo billoww...


Astaanta Soomaaliya Mingisto Xaylo Maryam


This is the rescue vehicle that you fly during the game.


Xayle Sulaase Siad Barre
This is the opening screen, you start at a base deep in a cavern where you are part of a science and research group.The game starts with a massive quake which begins thewhole mystery surrounding why things are happening in orbit around Saturn. 4 Cadaw ayaan leennahay ayuu yiri xilligii uu xukunka hayay hadda way soo baxeen afartii uu sheegay laakiin doqon ma fahmi karin hadalkiisa markii uu sheegayay


Siad oo xarigga u haya FARAS Muqdisho iyo beri samaadkii
siad Barre oo xayaysiinaya fardaha Soomaaliyeed Xilli ay sidaas u tiil hadda maaha waxay ahayd magaalo aad u qurux badan laakiin hadda wax badan ayaa iska bedelay waxaa laga yabaa meelo badan oo aad hore u aqan jirtay inaad garan waydo


HARGEYSA Taleex
Sidaan ayay u ekayd hargeysa xiligii dagaalada Siyaad ku qaaday ka hor, hadana qaab kale ayay u egtahay oo aan idin tusi doonno dhowaan Taliskii waynaa ee Sayid Maxamed Cabdulle




What do you think?

Please let me know by signing my guest book.