Halkaan waxaad ku baran doontaa Qaar ka mid ah Weriye yaasha Wargeyska

HEADING PAGE | FRIEND PAGE | PICTURE STORE | | CONTACT PAGE | | GUEST BOOK | | | SOMALI MAP/SYMBOLS | SOMALI TOURIST PLACES | Other Links/Meelo Kale | | MUSIC TEST PAGE

ASAXAABTA MOHAMEDSAADAQ IYO QOORDHEERE WAXAY KALA JOOGAAN DUNIDA DAAFAHEEDA KALA DUWAN MANA SUURTA GALAYSO IN HALKAAN LAGU SOO KOOBO MAGACYADOODA
WAXAAN AAD UGA XUNNAHAY HADDII AAN NAHAY DIYAARIYEYAASHA BOGGAAN IN AANAN HALKAAN KU SOO KOOBI KARIN AMA KU QORI KARIN MAGACAYADA ASAXAABTA MOHAMEDSAADAQ IYO QOORDHEERE.

MAHADSANIDIIN



.
Haddii aad doonayso inaad barato magacyada qaar ka mid ah asaxaabta Mohamedsaadaq kala xiriir emailada bogga hore ku qoran


Goormee la sameeyay Boggaan??
Haddii aad jeceshahay ama danaynayso in aad ka mid noqoto asaxaabta Mohamedsaadaq waxaad heli doontaa qoraal ku saabsan xeerka u degsan isaga iyo saaxiibadiis, waase haddii aad dalbato, kumana qasbanid inaad noqoto ama ku biirto haddii adan jeclaysan adigu


Cinwaankeennu waa
mohamedsaadaq@hotmail.com


ama waxaad riixdaa halkaan Waxaa la sameeyay ka dib markii tashi loo arkay in baahi wayn loo qabo samaynta boggaan, waxayna ahyd bartamihii 2001,waxaana la qorshaynayaa in wax wayn laga beelo qaabka boggaan oo ah mid aan dhamaystirnayn ama qabyo u muuqda, waxaana lagu bedeli doonaa qaab kale oo casri ah kaas oo hadda howshiisu socoto mohamedsadaq@hotmail.com